Somali News

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Guddi U Magacaabay Sharciga Doorashooyinka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Sharciga Doorashooyinka qaranka oo dhawaan la horgeyn doono Xildhibaanada Aqalka Sare.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 7-xubnood oo dhamaantood ka tirsan Mudanaaysha Aqalka sare.

Sidoo kale Guddigan ayaa ka shaqeyn doona sidii Aqalka Sare loo horgeyn lahaa Sharciga Doorashooyinka qaranka, iyagoona dood adeg ka yeelan doona sharciga.

Si kastaba Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyay Sharciga Doorashooyinka qaranka.

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha la magacaabay.

  

Related posts

Dulmane Cabdiraxman Cabdi Shakuur Xukuumada Somaliya waxay u ogolaatay Xasan Daahir Aweys in uu ku baaqo dilkeyga

admin

FALANQEYNTA Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasadaba LEh Ee Real Madrid Vs Dortmund (Maxaa Kulankan Laga Yiri???)

Tifaftiraha K24

DAAWO: Barn-Dareenka shacabka iyo Siyaasi Sakariye maxaa kala Qabsadey(Dawlada,Amisom,Beesha caalamka waxba umuu Hambayn..

admin