Golaha Aqalka Sare Oo War Culus Kasoo Saaray Doorashada Koonfur Galbeed Iyagoo…

0

Golaha Aqalka Sare Ee Dalka ayaa waxay kulan ku yeesheen Maanta Magaalada Muqdisho iyagoo Arimo kala duwan kulankooda uga hadlay.

Gudiyada Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa waxa ay ka digeen fara gelin lagu sameeyo Doorashadaas.

Kulanka ayaa saacado qaatay iyadoo laga hadlay Arimaha Doorashooyinka Maamul Gobolleedyada ka dhacaya.

Si gaar ah doorashada ugu soo horeysa ayaa la sheegay ee ka dhaceysa K/Galbeed inay tahay mid ahmiyad mudan laguna kala ogaan doono sida fara gelinta saameyn ugu leedahay iyo in kale.

Cali Maxamed Jaamac Xog hayaha Gudiyada Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa warbaahinta uga warbixiyey Qodobada laga soo saaray kulankoodii maanta iyo fariinta ay dirayaan Goluhu.