Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Garbahaarey: Taliyaha Guutada 10 naad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Lagu Eedeeyay Shaarka Dowlada Ku Gumaaday Shacabka

Waxgarad kulan ku Yeeshay Garbahaarey ayaa ku Eedeeyay Taliyaha Guutada 10aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Dilal ka Dhacay Degmadasi.

Kulankan oo ay ka Soo Qeyb galeen Waxgarad ka Soo Jeeda Degmada Garbahaarey ayay Sheegaan in maamulka jubaland Masuuliyiintiisu ay ka gaabiyeen waxkaqabashada Dilalka ay geysanayaan raga ku labisan ciidanka dowladda ee ka dhaca Degmada Garbahaarey ee gobalka Gado .

Taliyaha Guutalada 10aad ee ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Maxamed Cadow Cali Sanka ayay Sheegeen Waxgaradkan in ciidamo u abaabulan Qaab Qabiil uu ku gumaado dadka daga degmadaasi.

Related posts

(Dhacdo Naxdin leh) Ciidamada Axmed Madoobe oo Falkii ugu Xumaa Ka gaystay Magaalada Kismaayo

admin

Beesha Calamka oo so dhawaysay Natiijadi ka so baxday Madasha Wadatashiga

admin

TOP: Buug Cusub oo ka Hadlaya Taariikhda Hogaanka iyo Haldoorka SADE oo dhawaan lagu soo bandhigi Doono Muqdisho.

admin