Somali News

Ganacsatada Kaluunka ee magaalada Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Ganacsatada Kaluunka ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegay inay sameeyeen shaqo joojin taas oo ay sabab ooga dhigeen in dowlada ku kordhisay canshuurtii laga qaadi jiray ganacsatada kaluunka.

Ganacsatadaan ayaa dowlada ku wargaliyay ianysan awoodin lacagta lagu kordhiyay canshuurtii ay bixin jireen iyagoona cabasho xoogan ka muujiyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay uga baaqeen in ay arintaasi wax ka qabato, islamarkaana la eego walaaca ay muujinayaan, wali majiro wax wara oo kasoo baxay dhanka dowlada.

Related posts

Dhageyso: Dowladda soomalia oo soo bandhigtay tirada rasmiga ah ee ilaa iyo hadda u geeriyootay cudurka……

Tifaftiraha K24

Sixid war ku soo baxay K24

admin

Diyaaradii iyo Tababarayaashii Imaaraadka Carabta oo ka dhoofay Boosaaso

Ahmed sudani