Animation

Galmudug oo caawa shaacisay liiska tartamayaasha Aqalka Sare Baarlmaanka Federaalka Soomaliya xubnaha ka imaanaya deegaanada Galudug

no responses
Saturday October 8, 2016 - 9:13 under Somali News by admin
mqdefault

Galmudug ayaa caawa shaacisay liiska tartamayaasha Aqalka Sare Baarlmaanka Federaalka Soomaliya xubnaha ka imaanaya deegaanada Galudug kadib kulanka caawa golaha wasiirada Galmudug ay iskugu yimaadeen oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Galmudug Muadane Cabdi kariim Xuseen Guuleed ayaa madaxweynaha waxa uu wasiirada u soo gudbiyay liiska muasharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka soomaliya kuwa ladoonayoin aay ka soobaxaan Galmudug .

Golaha wasiirada ayaa dood dheer kadib Golaha ayaa cod buux a ku ansixaiyay liiskaan oo ka kooban 19 xubnood intaas kadib ayaa madaxweynaha wax uu ku sooo saaray wareegto liiskaan Aqalka sar waxa uu qornaa sida tan.

aqalka-sare-001