Somali News

Galinsoor Ciidan Xirtay Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Cadaado.

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay warbaahinta madaxa banaan ayaa sheegaya in maanta ciidan ka tirsan Galmudug ay xirteen Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Cadaado.

Ciidanka ayaa ku sugan meel aan sidaasi uga fogeen Degmada Galinsoor waxana wararka intaasi ku darayaan in Ciidanka kasoo horjeedaan imaatinka Kheyre ee Gaalkacyo.

dhanka kale Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Gaalkacyo ayaa ku baxay Ciidanka kuwaasi oo loo badinayo in goobta laga qaado si Xasan Kheyre u soo gaaro Gaalkacyo.

Raisal wasaare Xasan Kheyre ayaa lagu wadaa in uu Gaalkacyo soo gaaro Galabta isagoo safar uga soo baxaya Degmada Cadaado uu Saacado Hakad ku yahay.

Related posts

Taliyaha Xooga dalka Kenya oo siqarsoodi ah ku tegay Maamulka.

admin

Nadiifo Jaamac Faarax labo mudane oo kale oo Cadaado lagu dortay.

admin

War Cusub: Qoondada Haweeynka ee Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare oo Musuqmaasuq looga Baqdin qabo Xili ay soo Baxayan Warar sheegaya in…..

Tifaftiraha K24