Breaking News Somali News

Gabadha Ugu Da’da Yar Ee Baarlamaanka Oo Durba Ka Dhowaajisey War Farxad Geliyey Shacabka

Ikraan Aadan Absuge, waa 26-sanmo jir, waxa ay ugu yar tahay xilidhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka, gaar ahaan waa aqalka hoose.

Wareysi ay bixisey waxay ku sheegtay iney aad ugu faraxsan tahay in xilkaan ay qabato, waxaana ay sheegtay sababaha ku dhaliyey arrintan iney qeyb ka tahay isbedal doon degdeg ah.

Dhaarta ay dhaaratay waxay Ikraan ku sheegtay in marnaba aaney beenin doonin, oo sida loo dhaariyey wax walbo u fulin doonto.

Ikraan ayaa u sheegtay shacabka Soomaaliyeed in markaan ay ku farxaan in ay heli doonaan dowlad ka wanaagsan wixii lasoo maray.

Related posts

DEG DEG: Kulankii Baarlamanka ee looga hadli lahaay Hanaanka Doorashada oo Baaqday Maxay tahay Sababta uu u baaqday Kulanka?

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Col Warfaa Shiikh Aadan oo ka Warbixiyay Qaabkii uu u dhacay Dagaalkii Ceel-waaq iyo Cida ka Dambeysa…

Tifaftiraha K24

Top News: Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose Siidii " Al-shabaab anoo nool ayeey i qaban gareen".

admin