Animation

Gaari ay Leeyihiin Ciidamada Amisom oo Qarax xoogan Lagula Beegsaday Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

no responses
Friday November 25, 2016 - 3:51 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Fah faahin dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayan Qarax Miino oo Maanta lala beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo maraayay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gaariga ayaa waxa uu Marayay xiliga Qaraxa lala beegsanayay  Agagaarka Warshada Biyaha Caafi Waxaana Qaraxa loo Maleynayay in Wadada Dhinaceeda lagu Aasay.

Qaraxa ayaa la sheegay in Qasaaro isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac uu ka soo gaadhay Dad shacab ah oo wadada Marayay inkastoo Qasaaraha Ciidamada Amisom aan La ogaan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.