Animation

Gaalkacyo Garteeda Gogol Run Sheeg bay Rabtaa, W/Q: Jeylaani Xuseen Yuusuf.

no responses
Saturday November 28, 2015 - 5:48 under Maqaalo by admin
mqdefault

Galkacayo Garteeda Gogol Run Sheegbay Rabtaa

Magaalada Galkacayo Waa Xarun Gobaleed Waa Magaalo Qof kasto Somaali ah uu Yaqaano Jiho Ahaaan, Magac iyo Muqaal Ahaa.
Waa Magaalo Lagu Bartay Colad Degaan iyo Cimilo Ka Gadisan Gobalada Kale ee Somaaliya Qaar Ka mid ah.

Magaalada Waa Degaan Muhiim Laakin Maamulidiisa ay ku Kal Duwan Yahay Dadka Beelaha ee Wadagan, Colaad Cimrigeeda wax uu Bilowday Markii ay Bur burtay Dowladii Dhexe ee Milatariga.
Waana Tan keenay in Magaalada ay Labo Maamul Yeelato Xudud Beneed loo Suubiyo Dadkeedanay ay Ku Kal Fogadaan Fikir Qabiil oo ay Rebeen Dagaladii Sokeeye .
Dalka Somaaliya Markii ay Ka Bur Burtay Dowladii Dhexe Dagaal iyo Kacdoon Naceyb oo Qabilada ay u Qabeen Xukumadii Milateriga Ka dib Wax Muuqday Dowlado Kmg Ah oo Dalka loo Sameyay .
Sameynta Dowaladaahasi Wax Sameyn Ah Kuma yelan Dagnaashahi Galkacayo iyo Daris Wadaag Ka dhexeyo Labada Dad ee Wad Dagan Galkacayo .

Dhinaca Waqooyi ee Galkacayo Waxa loo Sameyay Maamul Racsan Putland oo noqtay Mamul Gobledkii Bilowga u ahaa Mamulada Hada jiro Iyado aysan Jirin Qof Samaali ah oo Ku fikirayay Somaliya Wax ay Qaadan Dontaan Siyaad Mamula Gobaled.
Koon furta Galkacayo Markii Dowaldi Kmg ah ay Dalka Ka Talineysay ee uu Hogamainyay Sheeq Shariif Wax Ka Dhisamay Mamul Gobaled La Magac Baxay Gal- mudug.
Dhinacayada wada Degan Ma heshiin Lakin Wax ay Ogalayeen Markasto wada Nolash Nabdeed iyo Daris Wadaag

Inkastoo Mar Kasto Ay jirtay Siyaasad Kala Duwan oo Dhinacayada Hogamiyashooda ay Dadka Dhagta ugu Shegen .
Dalka Wax Ka dhacday Doorasho Maamula Cusub la Rabay inuu Ku Yimaado Madaamo Waqtigii Kmg ah la Sheegay Inuu Dhamaaday Dalka Mamulka Ka Arimeynayo La rabay inuu Noqdo Maamula Beesha Caalamka ay Kula Shaqeyneyso Waqti Dheeri iyo Siyaasad Fur Furan oo ka Badalan tii Kmg.

Somaaliya Waqtigaa Siyaasada ay Qadatay Ayaa Ayd Israaca Maamul Gobaledyada ee Lo Yaqaano Afka Qalaad “Faderaalism”.
Qabil Walbo Iyo Siyasi Walbo Halbegiisa Wax uu Noqday in Degaanka uu Dagan Yahay uu ILaashado Si Saami Qeybsi uu ugu Helo Markii Maamul Sameyn Imaado.

Dowalada Faderaalka Ah Marki Ay Curatay Horey uguma ayasan Boodin Dhisadi Sameynta Mamula Gobaledyada Wax ay Ku mashqulasned Sanadkii Hore Xariir Wanaajinta Besha Calmaka iyo Dhismaha Kabayaash Dowlada
Markii Xilka Reysalwsaare loo Magacabay C\wali sh, Axmed Maxed Markasi wax Bilowday Lo Istaago Dhisida Maamul Gobaledyada.
Waxa Is Xoog Ah oo u Muqaday Qaab Bur Cadeed u dhismay Mamulad Jubland iyo Koon fur Galbeed
Inkastoo aya Kala Ficnayeen Oo uu Sahlanaa Mamulka Koon fur Galbed Dhismihiisa oo xalkiis iyo dhismihiis usan ku Dadan Dhiig
Ka dib wax la dhisey Mamul La Magac Baxay Gal Mudug oo Ay Dowlad Door Fiican Ka Qadtay Dhismiihisa .
Markii Maamulkasi La dhisayay Dowalada Waxay Tibaxady Maamulkasi dhismihiisa Sida loo Qexayo Iyadoo Dowladaay ay Shegatay inuu Yahay Hal Gobal iyo Bar .
Taa Iyada Putland Waaa Ay Ku Qancasaneyd Safarkii uu Ku Tagay Garowe Reysalwsaarihii Somalia C\wali sh. Ahmed ayuu Ku Soo Saxiiyay.
Markiibo wax Bilowday Dar Dar Gelinta Dowlada ay ku Dhiseysay Gal- mudug Putland Mar Kasto wax Ku Tagnaa Tuhun In Wax lo shegay ay Bentahay ee iyagu Lagu Maawelinayo
Taa Iyada ah Waa ay So baxday Iyadoon Doroshadi Madaxweyne ee aan Dhicin ee Gal Mudug .
Putland ay bilowday Inay Farimo Dhisid Naceb ah ay Ka Gudbineysay Dhismaha Gal-mudug .
Maanta Waxa Dib oga Qarxay Galkacayo Dagaal Mar Kale Dhiig uu ku Daatay Dowalad Faderaalka ahn Waa Ay Ku Guldareysatay In Gal kacayo uu san ku Daadan Dhiig xaq Daro ah
Magaalad Gal Kacayo Heshiiska Nabdeed ee Dadka Had Degan Ay Caano Malayeen ayaa ku Yimid kii ay Kala saxiideen Hogaamiyaasho “ Ceydiid iyo C/laahi yusuf .
Hada oo ay Dowalad ka jirto Dalka Maxa Loga Run shegi La. yahay Nabda Gal Kacayo Soo uma Muaqto in Wad Hadalka Nabdeed aan Laga Run sheegeyn.

Fursada U Bananan Dadka Labada Maamul.

Maanta Waxaa ay Ogyhiin in Galkacayo Duleedkeda ay Jifaan Dad Daro Qurxoon ku lahaa Galkacayo Tan Kentyan Ay tahay Colad inay Ogaladaan Wada Hadal Nabedde oo Dhab ah .
Inay Ku Fakiran in midbo Mid Kale Dhul Balaarsi uu ku suubiyo aysan Dan Ahayn Lakin Ay Tahay Nabad iyo Wada Hadal Tanta Xalka.

Dowlada Fursada U Banan.

Waa in Ay Xalinta Dagalka Galkacayo U Wajahdaa Si Ka run sheegis oo ayasan Qancin Cid Gooni oo Dan Gaar ah .
Xalka in la isku keeno dadka uu wada Hadalka ka Dhxeeyo ee aan la siyaasaden wada Hadalada Furamayo
Maamul Walbo inay Dowlad u Qanciso inuu Joogo Goobti uu Daganaa Mid bo Mida Kale uu Dhowraa Daris Wadaagiisa.

W\Q Jeylaani Xuseen Yusuf