Animation

Fiirso: Hees cusub oo la magac baxday Nabar caashaq iyo fanaaniinta Samj iyo Nimca Ali

no responses
Thursday October 1, 2015 - 10:34 under Somali News by admin
mqdefault

Fanaaniinta kala ah Samatar Hassan Jaamac oo loo yaqaan Samj iyo fanaanadda canka ah ee Nimca Ali ayaa hees talalntaali ah soo wada saaray ciidaan heestaa oo noqotay hees aad looga daba dhahay ayaan waxaan idiin soo gudbineynaa ayadoo muuqaal ah si aad uga bogataan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO HEESTA LA MAGAC BAXDAY NABAR CAASHAQ