Animation

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Swansea City Vs Chelsea (Maxaa Kulankan Laga Soo Calaamadiyey???)

no responses
Sunday September 11, 2016 - 6:05 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Daafaca xagaagaan dib ugu soo laabtay Chelsea ee David Luiz iyo saxiixa kale ee Maecos Alonso ayaan ku soo bilaaban doonin kulankaas sida tababre Conte uu sheegay
Xogta Kulanka

* Guushii halka gool aheyd ee ay xilli ciyaareedkii hore Swansea ka gaareen Chelsea ee horyaalka ayaa aheyd markii ugu horeysay oo ay sidaas sameeyaan , sedex jeer hore bar bar dhac ayay galeen halka 6 jeerna ay guul dareysteen

* Swansea ayaan waligeed si isugu xiga Chelsea uga badin kulan horyaalka Ingiriiska ah

* Swansea ayaa guul dareystay labadii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka Ingiriiska

* Tababare Conte ayaa noqonaya tababrihii afaraad ee Chelsea la guuleysta afarta kulan ee ugu horeeya horyaalka marka laga yimaado , Mourinho , Guus Hiddink iyo Carlo Ancelotti.

* Diego Costa ayaa 5 gool oo horyaalka ah waxa uu ku leehyahay kooxda Swansea City