Breaking News Somali News

Faah faahino: Qasaaraha ka dhashay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Qarax oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan maqaaxi ku taallo isgosyka Tarabuunka magaalada Muqdisho.

Inta la ogyahay seddex ruux oo ay ku jiraan askar ka tirsan Dowladda Somalia ayaa ku dhintay Qaraxyada halka dhaawaca uu intaasi ka badan yahay.

Dadka dhaawaca ayaa loo qaaday Goobaha caafimaadka Muqdisho,kuwaasi oo xaaladooda caafimaad.

Qaraxyada ayaa la sheegayaa in horay oo loogu sii aasay maqaaxiyada,waxaana la ogeyn cida ka danbeysay.

Maqaayada Qaraxyada ay ka dhaceen ayaa waxaa ka cunteyn iyo shaah isugu imaan jiray Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo dad shacab ah.

Related posts

XOG: Maxaa ka jira in Agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada loo Magacaabaayo Safiirka Soomlia ee Qadar?

admin

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Galmudug oo kahadlay Xaalada cakiran ee Maamulka Galmudug.

admin

Qoysas ku dhibaateysan Tuullooyin ka kala tirsan degmooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq oo Kaalmooyin lacageed la gaarsiiyey (Sawiro+Cod)

admin