Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News

Faah Faahin: Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay ….

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu waday qof ismiidaamiye ah ayaa waxaa uu ku qarxay bar koontarool oo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka siinka dheer ee duleedka muqdisho.

Gaariga ayaa qarxay iyadoo ciidamada ammaanka ay baaris ku wadaan waxaana wararka qaar ay sheegayan in qaraxa ay ku dhinteen seddex ruux.

Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa ismiidaaminta ah waxaana ay sheegeen in qaraxa ay la beegsadeen koontarool ciidamada Nabad sugidda ay ku lahaayeen deegaanka siinka dheer ee duleedka muqdisho.

 Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan qaraxan, sidoo kale waxaa jiray qarax goor sii horeysay laga maqlay agagaarka deegaanka Carbiska, kaasoo la sheegay in ciidamada ammaanka ay qarxiyeen.

Related posts

War hada: Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo ka yimid gobolada dhexe ayaa gacanta lagu dhigay+xagee lagu qabtay inteesa u socday??

Tifaftiraha K24

Daawo: Alshabaab oo soo bandhigtay qaabka oo u dhacay weerarkii lagu dilay askariga mareykanka ee ka dhacay sh.hoose

Tifaftiraha K24

Faah Faahin : Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada oo la wareegay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

admin