Somali News

Faah faahin: Qarax xoogan oo Markale ka dhacay Magaalada Muqdisho yaa lala beegsaday maxaase ka dhashay??

Warar dheeraad ah ayaa wax ay kasoo baxayan Qarax xoogan oo Galabta gabal dhicii lala beegsaday Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo maraayay qeybo kamid ah Dagmada Hurwaay ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa wuxuu ka dhacay Xaafada Suuqa xoolaha ee Dagmada Hurwaay waxaana Qaraxa uu ahaay Miinada dhulka lagu aaso oo lala eegtay Kolonyo Ciidanka AMISOM ka tirsan.

Gaariga oo ahaa Nooca loo yaqaan Tawga ayaa la sheegay in waxyeelo xoogan ay kasoo gaadhay Inkasto aan la ogeyn qasaaraha soo gaaray Ciidamada AMISOM ee gaariga la socday.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka ayaa waxaa lala beegsada Qaraxyo wadada dhinaceeda loo dhigo waxaana Qaraxan uu kusoo beegmaya Iyadoo Maanta Alshabaab weerar xoogan ay ku qaadeen Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Dagaalka Yemen oo Saameeyay Duulimaadyada Soomaaliya

admin

Dhagayso:- Ugaaska Beesha Maxamed Gurgaare (MADHIBAAN) oo dhaliilay Shirka Cadaado "Xaqeeni aaway?"

admin

DAAWO:Xaflad lagu daahfuray jamacad laga yagleelayo degmada bxawo ee gobolka gedo ayaa manta ka qabsoontay holka aran ee degmada bxawo

admin