Animation

Faah Faahin: Maxaadan Ogeyn oo Naxdin ah ayaa Maanta ka dhacay Deegaanka Siinka-Dheer ee Duleedka Muqdisho????

no responses
Friday September 9, 2016 - 4:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warar Dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxaayan Shil Gaari oo Maanta ka dhacay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Shilka ayaa yimid ka gadaal Markii ay isku dhaceen Moobo Bajaaj iyo gaari Noociisa uu yahay SURF.

Qof Goob jooge ah ayaa K24 u xaqiijyay Dhimashada 2Ruux iyo Dhaawaca Seddex kale .

Dadka ku dhaawacmay Shilkaan Gaari ayaa waxaa loosoo qaaday Cisbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho oo hada Xaaladdooda Caafimaad lagu dabiibaayo.

Deegaanka Siinka dheer waxaa dhowr mar ka dhacay Shilal qasaaro geeystay waxaana Maamulka Deegaanka ay sheegen in ku howlanyihiin wax ka qabashada Shilalka soo laab laabtay.