Somali News Top News

Faah faahin ka soo Baxeysa Qarax Weyn oo ka Dhacay Caasimada Turkiga ee Ankara

Qarax xooggan ayaa ka dhacay fagaaraha ugu weyn caasimadda Turkey ee Ankara, waxaana ku dhintay 27 qof, halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacantay.

Saraakiisha ayaa sheegay in qaraxu ka dhacay fagaaraha Kizilay, oo ah ay ku yaallan tukaamo iyo xarun gaadiidka laga raaco. Fagaarahan waxaa u dhow safaaradaha dalalka ajanabiga ah.

TV-ga NTV ayaa sheegay in baabuur waxyaabaha qarxa  laga soo buuxay uu ku qarxay meel bus u dhow. Dhowr baabruur ayaa dab qabsaday waxaana muuqaallada TV-ga laga arkayay dhowr baabuur oo waxyeello gaartay.

Qaraxan ayaa dhacay bil wax ka yar markii qarax baabuur uu ka dhacay Ankara oo ay ku dhinteen 29 qof.

Dowladda Turkey ayaa sheegtay in qaraxaasi hore uu fuliyay nin Syria u dhashay oo xiriir la leh koox Kurdi ah. T

Related posts

Sawirro: Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan oo kormeerkii ugu horeeyay ku tagay xabsiga dhexe ee xamar muxuuse kala kulmay?

Tifaftiraha K24

Akhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Wareegto ku soo saaray Maqaamka Cadaado

Ahmed sudani

Top News: Madaxweyne Gaas-ka Puntland oo ku dhegen Ururka Middowga Africa.

admin