Somali News

Dowladda Soomaaliya Oo Gargaar U Direysa Gobolada Baay Iyo Gedo

Waxaa diyaar garow aad u weyn uu ka socda Magaalada Muqdisho oo ku aadan in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo fatahaadaha dalka ka dhacay gaar ahaan Magaalada Baladweyne, Berdaale iyo Baardheere.

Dowladda Soomaaliya waxay qorshaysay Maanta in 8 diyaaradood oo gargaar ah ay gaarsiiso dadkii ku barakacay fatahaadaha, maanta waxaa la qorsheeyey in diyaarado dhowr ah oo gargaarsida gaaraan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, hayeeshee hakad ku yimid Cimilada oo xun awgeed oo roobab halkaasi ilaa xalay ka dayey.

Sidoo kale Dowladda Soomaaliya ayaa waxay qorshaysay in ay diyaarado gargaar sida maanta gaaraan Magaalooyinka Berdaale iyo Baardheere oo fatahaaduhu saameeyeen.

Related posts

Daawo Sawirro: Taageerayaasha Hillary Clinton oo Bilaabay in ay Iska Ooyaan kadib Markii laga guuleystay

Tifaftiraha K24

Sawiro:- Suuqa Gaalkacyo Oo Maanta Dib Loo Furay

Ahmed sudani

TOP NEWS: Madaxweyne Xasan Shiikh oo qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Q.M iyo Soomaliya oo ka qeyb galeysa Shir Caalami ah xageese lagu qaban doonna shirkaasi? ( SAWIRRO )

Tifaftiraha K24