Somali News

Dowladda Somaliya oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka.

Wasiir kuxigeenka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cismaan Aadan dhuubow ayaa sheegay in sanbadkaan 58 shirkadood ay u tartameen daabulida xujeyda Soomaaliyeed,hayeeshee ay ku guuleysteen 11 shirkadood oo Wasaaradu la Shqeyn doonto.

Waxaa uu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay sanadkaan sameysay wax ka beddel waxyaabihii ay ka caban jireen dadka Soomaaliyeed ee xujeyda ah,isla markaana uu rajeynayo in lagu guuleysan doono.

Wasaaradda ayaa diyaar garowgii ugu dambeyey ugu jirta u adeegidda 11500 oo Xaaji sanadkan,waxayna balan qaaday in ay kormeeri doonta lana xisaabtami doonta Shirkadaha u adeega Xujeyda Soomaliyeed ayuu yiri Wasiir kuxigeenka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Related posts

War hada: Farmaajo iyo wafdi uu horkacaayo oo lagu wado in goordhaw ay ka dhoofaan muqdisho xagee ku wajahanyihiin???

Tifaftiraha K24

Afar Qof oo Koronto ku dishay Magaalada Muqdisho.

Ahmed sudani

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Hada ka Cusub Dacwadii Badda ee u Dhaxeysa Soomaliya iyo Kenya??? war ayan idin kaga heynaa

Tifaftiraha K24