Dowlada Somaliya oo soo saartay Habraaca Doorashada Maamulka Jubbaland

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland  ee 2019-ka, ka dib markii horay Wasaaradda ay u qaadacday natiijada doorashooyinkii ka dhacay Jubbaland.

Hoos ka akhriso habraaca ay soo saartay Wasaarada arrimaha gudaha.