Somali News

Dowlada Somaliya oo si kumeel gaar ah u fasaxday duulimaadyada.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa 18-kii bishan joojisay in dalka yimaadaan kana dhoofaan diyaaradaha caalamiga ah, waxaana go’aankaasi dowlada uga hortageysay in cudurka Caronavirus dalka soo galo.

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay soo gaareen cabashooyin ka yimid muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran garoomo diyaaradeed oo caalami ah.

Wasaarada ayaana sheegtay in la go’aamiyay in la fasaxo labo maalin diyaaradaha ka imaanaya dalka dibadiisa si muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada caalamiga ah dalka u yimaadaan kuna soo degaan garoomo cayiman.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada 

Related posts

Puntland oo sii Daysay Wariye si sharci Daro ah ugu Xirnaa Garowe

admin

Ergada Beesha Bagadi oo Cabasho ka Muujiyay in Kursiga Beeshaasi ay ku leedahay Aqalka Hoose ee K/galbeed Musuq maasuq lagu sameeyay+Sawirro

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Caasimadda uga Mahadceliyay Soo Dhaweynta Wafdigii Eriteriya iyo Dulqaadka ay Muujiyeen

admin