Animation

Dowlada shiinaha oo lacago ugu deeqday howgalka AMISOM ee Soomaaliya

no responses
Wednesday September 9, 2015 - 7:54 under Somali News by admin
mqdefault

Dowlada shiinaha ayaa sheegtay in ay 1.2 Million oo dollar ugu deeqday howgallada Midowga Africa ee AMISOM. Sida laga soo xigtay warsaxaafadeed kasoo baxay dowlada dalkaasi.

Howgalka AMISOM ayaa ka mahad noqday deeqdaasi lacageed ee ka timid dowlada China, sidoo kale isla sanadkii 2014 dalka shiinaha ayaa 2 Million oo dollar ku deeqay madaxda Midowga AFRICA, si loola dagaalamo cudurka Ebola, oo xiligaasi ka dilaacay wadamada Galbeedka Africa.

Sidoo kale isla sanadkaan 2015 dalka shiinaha waxaa 1.2 Million oo dollar ku deeqay howgalka Nabada ee Midowga AFRICA.

Dr. Nkosazana Dlamini Zuma, ayaa tiri anigoo ku hadlaya magaca Madaxda, waxaa u baqeynaa taageerida midowga Africa.