Somali News

Dowlada Kenya oo si jees jees ah uga jawaab celisey Dacwadii uga timid dhanka Xukuumada Somaliya.

Masuul katirsan dowlada Kenya oo la hadlay Wargeyska Daily Nation ayaa meesha ka saaray eedeynta dowlada Soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in Soomaaliya ku eedeyneyso Kenya shaqadii in ay qabsado laga doonayay.

Waxa uu sheegay masuulkan in dowlada Soomaaliya in ay xaq u leedahay in hawada ku qabato diyaaradii kusoo xad gudubta hawadeeda, waxa uuna tilmaamay in aysan sax aheyn in taa badalkeeda Kenya ku eedeyso xadgudubkan.

Warkan kasoo yeeray masuulkan katirsan dowada Kenya ee magaciisa la qariyay ayaa kusoo aadaya xili dowlada Soomaaliya ay ku eedeesay Kenya xad gudubka lagu sameeyay hawada Soomaaliya.

Related posts

DEG DEG: Soomaliland oo ka baxday deegaanka Tukaraq kadib Markii laga soo amray Addis Ababa

admin

TOP NEWS: Maxaa Saakay ka Cusub Baydhabo Xagee Maraaya shirka dowladda Federaalka iyo maamulka Koofur Galbeed ee looga hadlayo dib u eegista Dastuurka.

admin

Dhagayso:- Ugaas Taakoy " Waad Ceebowdeen Kuwa ku Dagalamaya Baladxaawo Calamkuna wuu idiin jeeda "

admin