Animation

Diyaarad Ku dhacday Afgooye

no responses
Wednesday October 28, 2015 - 4:39 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Afgoye (k24) Diyaarad nooca Xamuulka ah ayaa ku dhacday meel u dhaw deegaanka Cusmaan Durre ee magaalada afgooye, kadib markii ay awoodi wayday in ay fadhiisato garoonka diyaaradaha Balli-doogle, halkaasoo saldhig milateri u ah Ciidamada AMISOM.

lixda qof ee diyaarada saarna, ayaa bad-qab ku yimid, inkasta oo wararka qaar sheegayaan in labo ka mid ah ay dhaawac yar soo gaadheen…

 

wixii faah-faahin ku soo kordha kala soco Kismaayo24

Facebook Comments