Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Diyaarad Gaar Ah Oo Nicholas Haysom Si Lama filaan Ah Uga Dejisey Hargeysa & Sirta Oo La Helay

Diyaarad gaar oo ay leedahay Qaramada Midoobeey ayaa waxay ka dejisey Magaalada Hargeysa Wakiilka Gaarka ah Ee Jamciyada Qurumaha ka dhaxeysa Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya.

Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey Nicholas Haysom Garoonka diyaaradaha Hargeysa,kadibna ay kulan wada qaateen Madaxweyne Biixi.

Warar ayaa sheegaya in Saacad kabadan uu kulankooda socday lagana wada hadlay Arimaha Soomaaliya,xiriirka dawlada dhexe,sii wadida wada hadalka Dawlada Federaalka iyo Dagaalka Tukaraq.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa kaga mahad celiyey Nicholas Haysom Socdaalkooda Hargeysa isagoo ka rajeeyey inay wax badan iskala shaqeyn doonaan.

Nicholas Haysom dhankiisa waxa uu bogaadiyey hormarka ay ku tallaabsadeen Soomaaliland,ayna kusii dhiiri gelinayaan inay sii shaqeeyaan.

Related posts

Daawo:- Dhakhatirta Maraykanka oo Cadeyeey in Caanaha Geele iyo Hilibkiisa uu yahay Dawo

Tifaftiraha K24

Prime Minister Sharmarke welcomes the decision of the International Court of Justice concerning the Somalia V. Kenya case

Tifaftiraha K24

Daawo: Maamulka Gobolka Banaadir oo Lacago u qeybiyay Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Xalay

admin