Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dilka Gudoomiye kuxigeenka Sh/hoose oo dad badan loosoo qabtay

Dableey hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga gudoomiye kuxigeenka gobolka Shabeelaha hoose Cumar Maxamud Cilmi “Cumar Carrabey” iyadoona uu weerarkaas ku dhintay gudoomiyaha.

Weerarka lagu qaaday guriga gudoomiye kuxigeenka ayaa ahaa Bom-gamceedyo lagu tuuray gurigiisa, ilaa hada majiro cid sheegatay masuuliyada weerarkaas balse waxaa loo badinayaa inay dilkaan ka dambeyso Kooxda Al-Shabaab oo dagaal kula jirto Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa sameeyaya howlagalo ay ku soo qabteen dad badan iyadoona qaarkood looga shaki qabo inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab.

Related posts

TOP NEWS: Maxaa kala Heysto Wasiir Soocadde iyo Saxafiyiinta Puntland Isagoona Markale Amar ku…..

Tifaftiraha K24

Daawo RW Abdiweli oo waraysi ku sheegay arimo aan horay lo maqal..

admin

Dowladda Kenya oo Weerarada Alshabaab uga hortageysa Geel la tababaray

admin