Somali News

Dhgeyso Sheekh Umal Oo Shaaciyey In La Xiray goobaha.

Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo ka mid ah culimada caanka ah ee Soomaliyeed ee ku dhaqan gudaha wadanka Kenya ayaa sheegay in dhammaan albaabada la’isugu dhuftay masaajidyada lagu cibaadeysto ee ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaasi.

Sheekh Umal ayaa sabata ku sheegay cabsi laga qabo cudurka Corona oo kiisas la xariira laga helay dalkaasi Kenya.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in culimada  go’aankooda markii hore uu ahaa in aan la xirin masaajidyada, balse uu soo baxay amar kale oo ka soo baxay dowladda kenya.

Related posts

Deg-deg; Maxaadan Ogeyn Oo Naxdinteeda Leh Oo Hadda Kismaayo Laga Soo Sheegayaa????

Tifaftiraha K24

War hada: Alshabaab Meeqa ayey sheegtay in Ciidamada Kenya ay uga dishay Weerarkii Saakay ay ku qaaday Deegaanka Kulbiyoow???

Tifaftiraha K24

War Cusub: Ciidamada AMISOM ee ku sugan dagmada afgooye oo arin lama filaan ah sameeyay xili guri kasto laga…..

Tifaftiraha K24