Dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo Hub aruursi saakay laga dareemaayo deegaanno iyo dagmooyin dhaca gobolka….

no responses
Tuesday February 13, 2018 - 4:04 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa saakay laga soo sheegaya deegaanno iyo dagmooyin dhaca gobolka shabeellada hoose oo shalay ciidamada dowladda ay la wareegeen.

Ciidamadii shalay la wareegay deegaananda Awdheegle,Mubaarack,deeganka Daarusalaam,Deegaanka Malable iyo tuulooyin hoostag degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la sheegay in xalay ay dib uga gurteen oo ay ka baxeen.

Alshabaab iyo ciidamada dowladda ayaana saakay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada deegaannadii shalay howlgallada ay ka dhaceen.

Facebook Comments