Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News

Dhameystirka shirka Heshiiskii Gamudug Iyo Ahlusunna xiliga uu dhacaayo Oo La Shaaciyay

Gudoomiyaha degmada Dhuusa Mareeb Nuur Cilmi Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirkaas uu Maanta oo Talaado ah ka furmayo Dhuusa Mareeb isla markaana Madaxweynaha iyo wufuud kala duwan ay Maanta tegi doonaan Magaalada Dhuusa Mareeb.

Ammaanka Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa aad loo adkeeyay,waxana Maanta tegaya wefdiga Madaxweyne Farmaajo oo hadda ku sugan Cadaado,iyada oo shirkaas uu noqon doono kii ugu dambeeyay ee la’isugu daro Galmudug iyo Ahlusunna.

Related posts

Xildhibaano Dhirbaaxo Kulul Kala Kulmay Jawaari Ka Markii Iscasil Dhaheen AKHRISO.

admin

Daawo Sawirrada: Dadkii ku xayirnaay Magaaalada Xalab oo Daadgureyn lagu soo bilaabay

Tifaftiraha K24

Ciidamo weeraradda Al-shabaab ka hortaga oo ay Uganda Somalia u soo direyso.

admin