Animation

Dhageyso+Sawirro: Alshabaab oo Dagmada Jilib kusoo Bandhigay 6 Askari oo ay ku sheegen in Jubbaland ay kasoo Goosteen

no responses
Wednesday October 19, 2016 - 11:55 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Alshabaab ayaa Dagmada Jilib waxa ay kusoo Bandhigeen Ciidamo ay ku sheegen in ay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland.

Askarta oo Alshabaabka kusoo Bandhigeen Dagmada Jilib ayaa Waxa ay gaarayan ilaa 6 Askari oo Xiran Dharka Tuutaha Milatariga Ciidanka Dowlada Federaalka.

Shabaabka Ragaan soo goostay waxa ay ku sheegen In Qaar ka mid ah raggan ay ahaayeen istaafka Wasiirka Arimaha gudaha Jubbaland, halka qaar kalena ay ahaayeen istaafka gudoomiyaha Magaalada Kismaayo Tima Jilac.

Raga ay shabaabka soo Bandhigeen waxaa la sheegay in uu soo dilay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Jubbaland Kadibna uu isku dhiibay Maamulka Alshabaab ee Jubbooyinka.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Idaacada ku hadasha Afka Alshabaab ayaa Wareysi la yeelatay Ciidankaan la sheegay in ay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland .

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga Ciidanka Alshabaab ay soo Bandhigeen.

 

ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay1-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay2-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay3-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay4-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay5-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay6-640x416

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.