Dhageyso:Saraakiil ka tirsan Ahlu-suna oo digniin u jeediyay Dowlada Somaliya.

0

Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamadii Ahlusunna ee horay loogu biiriyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magalada dhuusamareeb ayaa Dowladda federaalka Soomaaliya uga digay inay ka baxdo heshiiskii ay la gashay Madaxda Ahlusunna.

Warbaahinta ayay kula hadleen Magalada Dhuusamareeb,waxana ay sheegeen in Madaxda Ahlusunna iyo Dowladda Federaalka ay heshiis horay u wada gareen,hayeeshee dowladda Soomaaliya ay u muuqato mid aan dhaqan gelinayeen heshiiskaas.