Somali News Top News

Dhageyso: Xoghaya Ururka Saxafiyiinta NUSOJ Bakistan oo ku dhawaaqay in uu is Casilay

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta qaranka ee NUSOJ Maxamad Ibraahim Bakistaan ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilka uu ka haayay NUSOJ waxaana uu shegay in xetaa uusan isku soo sharixi doonin Jagadaan mar dambo.

Bakistaan ayaa hadalkaan ka sheegay ka dib markii maanta ay Muqdisho isugu yimaadeen Gudiga Bad Baadinta Saxafiyiinta  NUSOJ Wasiirka warfaafinta iyo Saxafiyiin kale waxaana la isla gartay in Bakistaan uu iska Casilo Xilka uu Hada Haayo si loo qabto Shirweynaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ oo lagu soo dooran doono Xoghaya Hogaamin doona Ururka NUSOJ.

Dhanka Kale Gudiga Bad baadinta Saxafiyiinta ayaa uga mahad celiyay Bakistaan Talaabada uu sameyay waxaana si taas lamid ah ugu baaqeen Cumar Faaruuq in uu Tanasul la yimaado si ay u dhacdo doorasho Xalaal ah oo Saxafiyiinta ay kusoo doortaan Xoghayaha Ururka NUSOJ Hogaamin doona.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codadka

Related posts

UN Monitoring Group Report: Somalia’s Political Spoilers: Senator Omar Abdirashid Sharmaake?

admin

Daawo Waxgarad iyo masuliyiin ka so kala jeeda Puntland,Jubbaland iyo Galmudug oo taageeray in 4.5 wax lagu qaybsado.

admin

SAWIRRO:- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Sameeyay Kormeerkii ugu horeeyay.

Ahmed sudani