DHAGEYSO : Xildhibaan magan Oo Ka Hadlay Shirarka Ka socday Garbaharey,

0

Xildhibaan Maxamuud cali maganOo Kamid ah xildhibaanadda Baarlamanka ee Dowladda somaliya ayaa waxaa uu ka hadlay shirar kala duwan oo ka socday magaaladda garbahaarey ee gobolka Gedo.

Xildhibaan Magan ayaa Eedeen kulul U jeediyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed maxamed islaan (Axmed madoobe) Oo Uu Sheegay inuu khalad ka galay shacabka gedo