Somali News

Dhageyso: Xildhibaan Jeesow Oo ka Codsadey Xukuumada Somaliy in ay jawaad degdeg ah bixiso.

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa Shir Jaraa’id ku qabtay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka,isagoona uga hadlay Wafdigii shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa Shir Jaraa’id ku qabtay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka,isagoona uga hadlay Wafdigii shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Xildhibaan Amiin Jeesow ayaa waxaa uu sheegay in diyaarad aan sharci aheyn ay ka degtay Magalada Kismaayo,isla markaana halkaas geysay wafdi ay hogaaminayeen Madaxweyneyaashii hore ee Koonfur Galbeed iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Sidoo kale Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa waxaa uu tilmaamay in shalay hawada Soomaaliya ay kabadbaaday khatar,maadaama ay soo gashay Diyaarad Qaraab ah oo aan fasax ka heysan Maamulka hawada Soomaaliya.

 

Related posts

Nabadsugid Galmudug oo soo bandhigay….

admin

Dhagayso+Sawiro:- Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Puntland oo Columbus Casho sharaf lagu sameyeey

admin

Galmudug oo shaqaale ka kala yimid Gaalkacyo, C/waaq, Balanbal, Hobyo tababar u so xirtay..

admin