Dhageyso: Xildhibaan Fiqi oo gaashaanka udaruuray Dafiraada Maraykanka ka soo baxeysa xasuuqii.

0

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo gaashaanka udaruuray dafiraada ay maraykanku ku dafirayaan xuquuqda dadkii Rayidka ahaa ee lagu xasuuqay degmada bariire.

Xildhivbaanka ayaa kusheegay  wararka kasoo baxaaya taliska mareekanka ee afrika kaasoo  lagu  dafiraayo dadkii uu mareekanka ku duqeeyey bariire aysan shacab ahayn oo ay ahyaayeen Alshyabaab.