Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhageyso: Waxgaradka Gaalkacyo oo Aqbalay Ka Qeyb galka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aqbaleen ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado inuu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Waxay sheegeen waxgaradkan in wadahadallo dheer kadib ay is fahmeen xubnaha guddiga shirka dib u heshiisiinta Galmudug, sidaasi darteedna ay diyaar u yihiin iney tagaan Dhuusamareeb.

Related posts

Baarlamaanka Dowlad Galmudug oo kulan ku yeelanaya Dhuusa-mareeb

Sakariye Sakariye

DEGDEG: Qarax Xoogan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

admin

(AQRI XOG RASMI AH ) Maleyshiyo-beeleedka Raaskambooni oo Tacadi hor leh kula kacaya Shacabka reer Kismaayo

admin