Animation

DHAGEYSO: Warkii habeenimo ee Radio VOS , 26-11-2015 by Cumar Laki Man

no responses
Thursday November 26, 2015 - 9:22 under Somali News by admin
mqdefault

Dhageystayaasha ku xiran Radio VOS ee uu sheegay inay toos u dhageystaan warkii habeenimo ee Radio VOS ayaa waxaa halkan ugu soo gudbineynaa warkaasi.

Waxaana warka caawa uu inooga imaanayaa magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Waxaana inoo soo jeedinaya wariye Cumar Laki Man.

HALKAN KA DHAGEYSO WARKII HABEENIMO EE RADIO VOS 26-11-2015 BY CUMAR LAKI MAN

 

Wixii aad tallo, farriin iyo su’aal heyso inoogu soo hagaaji emailka hoos ku qoran:

Email: vosnews1@gmail.com