Animation

Dhageyso : Wareysi Gaar ah oo uu Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil siiyay Shabakadda Kismaayo24.

no responses
Sunday November 22, 2015 - 12:58 under Arimaha Bulshada by admin
mqdefault
Spread the love

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo wareysi gaar ah siiyay Shabakadda Kismaayo24 ayaan wax ka weydiinay Marxaladihii Siyaasadeed ee u dambereyey ee kajiray Gobolka Gedo, Shir Dib u heshiisiin ah oo dhawaan kismaayo uga furmaya Dhinacyada kala duwan ee isku haya siyaasadda Jubooyinka iyo Murankii ka taagnaa Xuduuda kala qeybisa Dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Wareysiga oo uu Qaaday Shaafici Cabdinuur oo ka tirsan Kismaayo24 ayaa Waxaa uu ugu horeyn wax ka weydiiyay Marxaladihii SIyaasadeed ee u dambeeyey ee Kajiray Magaalada Garbaharay iyo wax alagu dhameeyey Murankii halkaasi ka taagnaa Bilihii lasoo dhaafay.

M Shaafici Cabdinuur

Kismaayo News Agency

Muqdisho, Soomaaliya

 

Facebook Comments