Animation

Dhageyso: Soomalia oo markii ugu horeysay muddo 30 sano ah kadib u suurta gashay in ay ka…..

no responses
Thursday June 1, 2017 - 9:44 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Soomaalia ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sano ah codeysay doorashadii madaxa guud hayada caafmaadka Aduunka ee WHO ee lagu doortey Dr. Tedros Adhanom Asbuucii hore.

Soomaaliya ayaan codeynin muddo dheer, kadib markii dhaqaalo lagu yeeshay ay ka hor istaagtey inay cod yeelato. Laakinse dowlada Soomaaliya oo bixisey dhaqaalahaasi qeyb ahaan ayaa suurtagalisey in dowlada Somalia ay cod yeelato.

Waxaa sidoo kale wasiirka caafmaadka ee dowlada federalka Somalia Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, loo doortey in ay noqoto agaasime kuxigeenka shir-gudoonka hayada.

Halkaan ka dhageyso wareysi wasiir fowsiya ay siisay VOA

Facebook Comments