Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhageyso:- Soomaaliya goormeey dib uhowlgalin kartaa warshadihii Sonkorta iyo Kabaha?

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shacabka soomaliyeed ku wargalisay xilliga ay dib u howlgalin karto warshadaha Sonkorta,Kabaha iyo sidoo kale dhoofinta Mooska,Xoolaha,iyo kheyraadka badda oo maalgaliyaal looraadiyo balse dowlada ayaa intaas oo hormara waxay sheegtay inay ku xiranyihiin Soomaaliya oo deynta lagu leeyahay laga cafiyo.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in shacabka Soomaliyeed laga doonayo bixinta Canshuuraha si Soomaliya looga cafiyo deymaha qeybteeda badan.

Dhanka kale wasiirka ayaa amaanay heerka dhakhli ee dalka Soomaaliya sida uu usoo hagaagayo iyo sida dowladaha caalamka ay Soomaaliya ula garabtaaganyihiin in deynta laga cafiyo.

 

Related posts

TOP NEWS: Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe oo Xukumay Maleeshiyaadkii uu watay Liibaan Madaxweyne ee la dagaalamay Ahlu-Sunna

admin

Madaxweynaha Maamulka KG Shariif Xassan oo Afgoye shir kula qaatey,………………..

admin

TOP NEWS: Dhageyso Tahriibayaal Badan oo Garoonka Muqdisho lagu qabtay iyo Laanta Socdaalka oo sheegtay in…

admin