Somali News

Dhageyso: Siyaasi Maxamuud Puntland Qabiil ayay Ku Taageeraysaa Axmed Madoobe.

Qeyla dhaanta kasoo yeereysa musharaxiinta iyo siyaasiyiinta reer Jubaland ee aan la dhacsaneen hanaanka doorashada Jubaland ayaa sii kordheysa iyadoo dhawaan wasaaradda arrimaha gudaha Somalia ay qoraal kasoo saartay doorashada Jubalanad oo qorshuhu yahay inay dhacdo bisha soo aadan ee August.

Siyaasi maxamud aadan xuseen oo kasoo jeedo deegaanada Jubooyinka ayaa si kulul uga hadlay dowrka Puntland ay ka ciyaareyso doorashada Jubaland iyo sidii lagu aas’aasay maamulkaas.

Siyaasigu waxa uu sheegay in maamulka Jubaland lagu aasaasay si awood ah oo beelaha qaar xaqooda la duudsiiyey waxa uuna arrintaasi ku eedeeyey inay ka dambeeyeen General Gabre, Maxed Cabdi Afey, masuuliyiinta waqooyi bari kenya iyo dowlad goboleedka Puntland.

HALKAAN KA DHAGEYSO:

Related posts

Daawo: Ardayda Soomaliyed ee Wax ka barata Dalka Pakistaan oo Dadka Wadankaasi u dhashay kaga Yaabsaday Bandhig Dhaqameed Cajib ah

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Wada hadallo u dhaxeeya galmudug iyo ahlu-sunna oo maanta toos uga furmaya muqdisho

Tifaftiraha K24

Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maanta galaya waqti dheeri ah

admin