Dhageyso: Siyaasi ka shifay Xiriirka udhaxeeya Taliyihii Sirdoonka Somaliya iyo Maamulka Somaliland.

0

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab  ayaa sheegay in Magaalada Hargeysan uu yimaado Taliyihi hore ee Ciidamada Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Cabdullaahi Sanbalooshe,isla markaana Mas’uuliyiinta Xukuumadda Somaliland ay kusoo dhaweeyaan Garoonka ayna Hargeysan ka dejiyaan Hotel Si ay ukala xog qaataan.

HALKAAN KA DHAGEYSO: