Somali News

Dhageyso: Siyaasi Cc Shakuur Kooxda Shabaab Dalka ayakaa ka taliya.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa dhaliilay qaabka Hay’adaha Amniga soomaaliya ay u wajahaan sugida Amniga dalka, isaga oo sheegay in Al-Shabaab ay dhex galeen Hay’daha Amniga iyo Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya.

Isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magalada Muqdisho ayuu sheegay Siyaasiga in Shabaab lacago Canshuur ah ay ka qaadaan Goobaha Ganacsiga ay leeyihiin dadka Shacabka ah iyo goobaha ay maamusho dowladda sida Dekadda Muqdisho.

Related posts

Madaxweyne Axmed Madoobe ” Al-Shabaab Howlgalkii Looga saari lahaa Gobalka Bilowday “

Tifaftiraha K24

Daawo: Muxuu kusoo dhamaaday kulankii dhexmaray ra’isul wasaare kheyre iyo qaar kamid ah culimada…

Tifaftiraha K24

War Hada: Dowlada Ingariiska oo Baaq iyo Digniin Culus u dirtay Maamulka Ictiraaf Raadiska ah ee Soomaliland

Tifaftiraha K24