Somali News

Dhageyso: Shaqaalaha Dowlada iyo Kuwa Rayidka oo la fasaxay Xili ay ku beegantahay Maalinta Shaqaalaha Aduunka

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada shaqada, shaqaalaha, iyo Arrimaha bulshada Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa Hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, waxa uuna si cad u sheegay in Wasaarada ay fasaxday shaqaalaha dowlada iyo kuwa aan dowliga ahayn maalinta shaqaalaha aduunka awgeed.

Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa sheegay in maalinta shaqaalaha ay tahay maalin weyn oo waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed,loogana baahanyahay in ay ka faaidaysataan shaqaalaha Soomaaliyeed.

Maanta oo ah 1 May waa maalinta Qaramada Midoobe ay u asteysay maalinta Shaqaalaha Caalamka.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Related posts

Daawo Sawirro: Guddoomiye Eng Yariisow oo markale loo sameeyay Xaflad soo dhaweyn ah

admin

Nisa: waxaan gacanta ku haynaa laba nin oo faafinayay fakirka Shiicada “sawiro”

admin

Madaxweynaha Galmudug oo gudi baaritaan umagacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacaday bariga Magaalada galkacyo

admin