Somali News

Dhageyso: Seeraar Waxaan Ahay Madaxweynaha Sharciga ah ee Jubbaland.

Siyaasiga C/naasir Seeraar Maax oo sheegay in uu yahay Madaxweyaha Cusub ee Maamulka Jubbaland kadib markii lagu doortay Magaaladda kismaayo ayaa Dowladda Dhexe baaq u direy.

Waxa uu sheegay C/naasir Seeraar in uu yahay Madaxweynaha sharciga ee Maamulka Jubbaland kadib markii ay doorteen Xildhibaanadda Jubbaland.

Siyaasi Seeraar ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay aqoonsato xilka uu ku guuleystay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay weli ku adkeysanaysaa mowqifkeeda ku aadan Doorashooyinka Jubba-land, waxayna ku celisay inaanay aqoonsanayn labada Madaxweyne ee lagu doortay Magaalada Kismaayo.

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliya ayaa lagu sheegay, iyadoo Wasaaraddu ka walaacsan tahay doorashooyinka iska soo horjeeda ee Kismaayo ka dhacay aanay aqoonsanayn natiijooyinka kala duwan ee doorashada ka soo.

Related posts

Dowladda Oo Shaqada Ka Joojisay Laba Hay’adood Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

admin

Dhagayso:- Xildhibaan C/samad “Eeda ugu weyn cida ay ku dhaceyso waa Madaxweynaha ma ahan Wasiir iyo Taliye”

admin

Top News: Ximan iyo xeeb maxay ka tiri Shirka Cadaado ka furmi doona

admin