Animation

DHAGEYSO : Reer Balcad oo kacdoon ka dhan ah dowlada bilaabay

no responses
Tuesday November 3, 2015 - 4:47 under Breaking News by admin
mqdefault

Guddoomiyaha  dhallinyarada kacdoonkan wada Abdikariim  oo la hadlayey  idaacadda VOS xarunteeda  Holland  ayaa waxaa uu sheegay  inaysan  dowlada ka aqbaleyn  maamul looga keeno  Muqdisho danbe.

 

Abdikarim  ayaa waxaa uu intaasi raaciyey  inay iminka diyaariyeen  shaqsiyaadkii  ay ku baddeli  lahaayeen  maamulka  hadda ka jira magaalada Balcad,  isagoona dowlada ka dalbaday in dadka deegaanka  la tixgeliyo  rabitaankooda.

 

Wareysigan  oo uu idaacadda  VOS  u qaaday Wariye Abdihakim  Abdi Ismaaciill  ayaa waxaa uu sidoo kale ku sheegay  Abdikarim  in canshuurta laga qaado Balcad  aan waxba loogu  qaban  deegaanka.

 

Halkan  ka dhageyso  wareysiga  guddoomiyaha kacdoonka wada.

logokis2