Dhageyso:-Odayaasha Iyo Waxgaradka G/Hiiraan Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka

0

Odayaasha iyo Waxgaradka reer Hiiraan ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaano hoostaga degmada Matabaan,iyagoona sheegay inay aad uga xun yihiin dadka halkaasi isku leynaya ee walaalaha ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO: