Dhageyso: Odayaasha Cadaado oo ka hadlay dagaalada kasocda Deegaano hoostaga degmada Dhuusomareeb.

0

odayaasha beesha reer Xaaji Saleemaan ayaa ka hadlay dagaalka ka socda deegaano hoos taga Caasimada Dhuusomareeb halkaasi oo dad ku dhinteen.

Odayaasha ayaa ugu horeyn baaq u diray Labada beel ee ku dagaalamaya Halkaasi kuwaasi oo dagaalkooda ka bilowday dhul daaqsimeed.

Dhanka kale odayaasha ayaa Galmudug iyo Waxgaradka labada dhinac ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalka socda ee ku daadanaya dhiiga.