Somali News

Dhageyso: Musharaxii kuwaayey Xilkiisa Salaan uu ka qaadey Axmed Fiqi oo Wareysi bixiyey.

Ibraahim Xasan Cawaale oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartamayay Kuraasta degmada Ceelbuur ka soo galaya Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inuu kursigaas ku waayay sawir uu la helay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mucaaradka xukuumadda .

Ibraahim oo la hadlayay idaacadda Kulmiye ee Muqdisho ayaa sheegay afar maalin ka hor inta aan la guda gelin xulidda kuraasta Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu wargeliyay in lagu helay sawir uu la galay Xildhibaan Fiqi, sidaas darteed aanu kursiga Xildhibaannimo heli doonin.

Related posts

Faarin muhiim ah oo ku socoto Barlamanka Cusub Somalia.

admin

Deg-deg: Xukumadda iyo Baarlamanka oo isku raacey arin niyad jab ku ridey Umadda Soomaaliyeed.

admin

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dib ugu soo labgtay Wadanka Somalia.

admin