Animation

Dhageyso: Musharax Cumar C/Rashiid oo Wareysi Xiiso Badan Bixiyay Xili uu Maanta ku dhawaaqay in uu yahay…..

no responses
Monday September 5, 2016 - 8:43 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Raisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho inuu yahay murashax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa ka qeyb gali doona doorashada madaxweyne ee la qorsheeyey inay dalka ka dhacdo 30-ka bisha October ee sanadkan.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inuu isu arko qof sii dhameystiri kara “howlihii wanaagsanaa” ee ay dowladda Somalia soo qabatay afartii sanadood ee la soo dhaafay iyo kuwa dhiman.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysi ay VOA la yeelatay Raisul Wasaare Sharmaarke