Animation

Dhageyso: Maxkamadd Ku Taala Boosaaso oo maanta Xukuno kala duwan ku Riday Rag Lagu Eedeyay Daacish

2 responses
Sunday November 20, 2016 - 6:05 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maxkamadda ciidamada Putland ayaa maanta magaalada Bossaso waxay xukunno dil ah iyo xabsi daain ah ku xukuntay 5 qof oo ay maxkamaddu sheegtay in lagu helay inay ka tirsan yihiin maleeshiyada Daacish taageersan ee ku sugan gudaha Puntland.

Maxkamadda ayaa dil toogasho ah ku xuntay Axmed Aaden Cabdullaahi iyo Cabullaahi Maxamed Aaden Cabdi.

Sidoo kale waxa ay maxkamaddu xabsi madaxaa haku furto ah ku ridday Saalax Xuseen Ibrahim iyo Cabdifataax Jamaal Cabdi.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maxkamadda ayaa Farxaan Cabdullaahi Faarax oo la sheegay in ay da’diisu ka yar tahay 15 sano amar ku bixisay in lagu wareejiyo wasaaradda cadaaladda ee maamulka Puntland.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

 

4 1 2 3

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

2 thoughts on “Dhageyso: Maxkamadd Ku Taala Boosaaso oo maanta Xukuno kala duwan ku Riday Rag Lagu Eedeyay Daacish

Comments are closed.